Kooxda Daliban oo qarka u saaran iney qabsato guud ahaan dalka Afghanistan

Kooxda Daliban ee ka dagaalanta Afghanistan ayaa sheegtay, inay qabsadeen magaalooyinka koonfureed ee Sar-epul iyo Kunduz, xilli ay sii wadaan inay isku fidiyaan dhulka ay haystaan. Afhayeen u hadlay ayaa sheegay in ay haystaan dhammaan dhismayaasha dawladda ee Kunduz, balse sarkaal ka tirsan Wasaaradda gaashaandhigga dalkaas ayaa sheegay in ciidamo gaar ah ay weli ku … Continue reading Kooxda Daliban oo qarka u saaran iney qabsato guud ahaan dalka Afghanistan